DF oo Somaliland u dirtay lacagtii loo fasaxay iyo deeqdii gurmadka dabkii Hargeysa

Dowlada Somalia ayaa shaacisay iney Somaliland ku wareejisay deeqdii ay ugu talo gashay gurmadka dabkii Suuqa Hargeysa iyo lacagihii loo fasaxay. Agaasimaha Fulinta Bankiga Dhexe ee Soomaaliya Xundubey Axmed Bashiir ayaa sheegay in Somaliland loo diray lacag gaareysa $12.7 milyan. “Anagoo fulineyna amarkii Raisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble waxaan maanta u wareejiney dowlada iyo … Continue reading DF oo Somaliland u dirtay lacagtii loo fasaxay iyo deeqdii gurmadka dabkii Hargeysa